Ciidamada Kenya oo burburiyey xarun kale oo Shirkadda Hormuud ku laheyd J/hoose

Ciidamada Kenya ayaa xalay mar kale burburiyey xaruntii Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee degaanka Dhuyac–Garoon oo ka tirsan gobolka Jubada hoose Mid ka mid ah shaqaalaha shirkadda oo ku sugnaa xaruntan ayaa la sheegay inay ciidamadu dibedda uga saareen kaddibna halkaas ku burburiyeen Dhismihii, agabkii yaallay iyo Anteennadii shirkadda, iyadoo ciidamada Kenya ayaa burburinta xarunta u … Continue reading Ciidamada Kenya oo burburiyey xarun kale oo Shirkadda Hormuud ku laheyd J/hoose